OGAYSIIS MUHIIM AH

OGAYSIIS MUHIIM AH MADARASADA QAYBTA AHLUL QURAAN ONLINE 24 Hours/7 Days Tel: 0014155201043 skype: farxaan.cabdilaahi E-mail: ehluquran@gmail.com

ehululquraan
AHLUL-QURA’AN
INTERNETIONAL ISLAMIC ACADEMIC
FOR THE HOLLY QURAN
AND ISLAMIC STUDIES

(الر كتاب أنزلناه إليك لتخرج الناس من الظلمات إلى النور بإذن ربهم إلى صراط العزيز الحميد )
Alif Laam Raa. A book which we have revealed to you (Muhammad) so that you may lead the people from out of the darknesses into the light by their Lord’s leave, to the path of the Almighty, the Praiseworthy. [Quran 14:1]

الحمد لله وكفى وسلام على رسله الدىن اصطفى وعلى خاتمهم المجتبى محمد واله وصحبه ائمة الهدى ومن بهم اقتدى فهتدى                                    

وإنَّ كتابَ الله ِأوثقُ شافع ٍ **** وأغنى غَنَاء ٍ واهبًا متفضلا
وخيرُ جـليسٍ لا يُمَلُ حديثه*** وتردادُه يـزدادُ فيه تجملا 

اكادمىة اهل القران هى شبكة عالمىة تعمل من خلال الانترنىت تعنى بتعلىم القران وتحفىظه للجنسىن ولا ىتبع دولة او جماعة او حزب الدراسة مفتوحة للرجال والنساء من مختلف مستوىات العلمى

Madarasada Ahlul Qura’an academy waa shabakad caalamiya oo tacliimi ah oo ka dhex shaqaysa internetka oo ku dadaasha barida quranka iyo xifdisiintiisa rag iyo dumarba yaryar iyo waaweynba fikradani waxay ku timi baahida wayn ee ay uqabto umada somaliyed sidii loogu soo celinlahaa kitaabka rabi iyo sunada nabiga (صلي الله عليه وسلم)

Waxaanu aragnay inay ka mid tahay nicmooyinka waaweyn ee ilaahay inugu galadays tay wakhtigan aynu nool nahay tiknolojiyada internetka hadaba Madarasada Ahlul Qura’an academy waxay u tahay fursad dahabi ah qofkasta oo jecel inuu xifdiyo quranka iyo inuu barto culuumtiisa qofna manta umahaysto cudurdaar waan awoodikari waayey ama uma helaayo wakhti dadaalka madarasadu wuxuu yahay mid wayn sidii aanu usoo saari lahayn dad xifdisan kitaabka alle xuruuf ahaan iyo xuduudiisa taasina ay sabab u noqoto inay gulaystan aakhiro iyo aduunyo ba qur aanku waarisaalidii alle taasoo waaraysa tan iyo qiyaamaha qur aanku waa dariiqii toosnaanta iyo hormarka dhabta ah  qur aanku waa xadhigii alle ee adkaa iyo nuur kiisii cada wana kakalasaaraya xaqa iyo baadilka mana aha dheel dheel qof kiikatagana dhabarka ayuu ala kajabiyaa qof kii kadoona hanuun cidaan isaga ahayn alle wuu lumiyaa .

Wa kii ayna culumadu kadaalaynin culumadu ahkrintiisa qof ku hadlaa runbuu sheegaa

Kii isku xukumaana cadaalad buusamayay.

Qof ka dadka ugu yeedhaana wada toosan baalagu hanuuniyaa maxaa inooga baahibadan

Inanu u noqono qur aanka sharafta leh iyo sunaha nabiga صلى الله عليه وسلم ) )
1)     Akhris iyo hagaajin

2)     Xifdin iyo weelayn

3)     Ufiirsasho iyo fahmid

4)     Waynayn iyo qadarin

5)     Ku camal falid iyo ku dhaqan

6)     Hogaan ahaan iyo isku xukumid

7)     Faafin iyo barid iyo isku daawayn

Qofkii doonaaya aduunyo qur aanka ha barto kii aakhiro doonayaana qur aanka ha barto kii labadaba doonayaana qur aanka habarto

 

Tel: 0014155201043